CUDURRADA FAAFA, MUQDISHO 1982

QORAYAAL: Jaamac Cawad Aadan, Maxamed Cabdulle Bariir iyo Manfred Wehrmann.
Ujeedada guud ee buugga laga leeyahay waxaa ka mid ah:
  • In akhristaha lagu baraarujiyo sida cuduradda faafaa degaankiisa ugu dhashaan una fidaan.
  • In akhristaha la tusaaleeyo tabo dhaqangal ah ee loogu hortagi karo cudurrada faafa.
  • In akhristaha la tusaaleeyo astaamaha guud ee logu aqoonsan karo cudurrada faafa kuwooda halista ah.
  • In akhristaha yeesho anshi ah in uu si cilmi ah ula tacaalo wixii cudur ah ee ku yimaada, waayo dad badan baa cudurka isku dhiiba ama siyaaba aan habbooneyn ula tacaala 
Muqdisho Agoosto 1982
Image
Tags:

Connect with us

AMEB Mother and child care Italia
amebitalia@gmail.com

IPSIA
ipsia@acli.it

GRT
grt@grtitalia.org

Privacy & Cookie Policy

About SOMAR

The platform Somali Medical Archives has been developed as a tool to promote cooperation between Somali health professional in their mother country and abroad, engaging the diaspora for the improvement of Somali Health Services.

 
SOMAR Somali Medical Archives is an idea by Edna Moallin Abdirahman

Save
Cookies user preferences
We use cookies to ensure you to get the best experience on our website. If you decline the use of cookies, this website may not function as expected.
Accept all
Decline all
Read more
User state
Joomla user state
Accept
Decline
Marketing
Set of techniques which have for object the commercial strategy and in particular the market study.
Adform
Accept
Decline